duwanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -nnatay)Ka d.: wax aan wax kale la nooc ahayn noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duwanow ↴
duwanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg duwanow. ld duwanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg