Dux
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dufan, dheef, shux.
Dux
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.
Dux
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dux ↴
xalladee | balaasma | caato | dheefsamayn | dheefsasho | dixi | dux-foosfeyt |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg