eedaq
(m.l)Caano garoor ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedaq ↴
fadhi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya. 2.(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay. Tus. “Fadhigeygu waa Afgooye”. 3. Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. Tus. “Fadhigii shalay la galay go'aan wax-ku-ool ah ayaa ka soo baxay”. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
geedaqor [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Xallfato. ld geedqor, geedqori.
geedaqorid [m.dh]
Habka loo farsameeyo geedah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg