eegi
(m.dh) (-iyaal, m.l)Meel sarreysa oo si fiican hareeraha looga arki karo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eegi ↴
eegid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eeg². eeg
gaafwareegid [m.dh]
eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid. gaafwareeg, gaafmeerid
naallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
adeegid [m.dh]
eeg adeeg².
bacleel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Si gudub ah wax u eegid.
bal [Erey Dareen | Exclamation]
1. Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo. 2. B. in: haddii. Tus. “B. inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii b. inay fog tahay”; ama cagajiid lagu jeedo, sida “B. hoo”, “B. ina keen”.
barbardhig [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-gay, -gtay)
Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid. ld isbarbardhig².
beegid [m.f.dh]
eeg beeg². ld beeg¹ (2).
beensheegid [m.dh]
Ku hadlidda qof hadal been ah ku hadlo. ld beensheeg (2).