eegid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg eeg². eeg

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eegid

gaafwareegid [m.dh]
eeg gaafwareeg². ld gaafmeerid. gaafwareeg, gaafmeerid

naallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.

adeegid [m.dh]
eeg adeeg².

bacleel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Si gudub ah wax u eegid.

barbardhig [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-gay, -gtay)
Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid. ld isbarbardhig².

beegid [m.f.dh]
eeg beeg². ld beeg¹ (2).

beensheegid [m.dh]
Ku hadlidda qof hadal been ah ku hadlo. ld beensheeg (2).

biciriirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid.

bilkeedi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Aayaha dambe sida la noqon doono eegid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg