Ekokardiyogaraafi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Isticmaalka mawjado ultrasawnd ah si loo ogaado shaqada iyo garaaca wadnaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ekokardiyogaraafi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg