Elektarogardiyogaraam (EKG)

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(daaw.) (EKG) Ku qorista, shaqo koronteedka wadnaha warqad socota dusheed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga elektarogardiyogaraam (EKG)


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg