Ergee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)Farriin, war iwm tol, qolo dawlad iwm u qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ergee ↴
ergeyn | xergee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg