Ergo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural Isrogrogga:

1. eeg ergey. 2. Dhambaal nabad lagu doonayo.

Ergo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gaday, -gatay)

Ereg u qaadasho ama u dhiibasho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ergo

beergooye | beergooyo | beergoys | ergasho | ergeysan | ergeysii | ergoo | ergood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg