Eyddin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)1. Xanuun daran oo saableyda wareema; oof. 2. Noocyada geela mid ka mid ah. 3. Meesha qodaxdu muddo nabar ka samaysan. 4. Tolliin gacmeed ka horreeya tolliinka harqaanka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eyddin ↴
qabatin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg