Qabatin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.

Qabatin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xanuun mar mar dadka qabta; eyddin; nabar. 2. Tabta awrku wax u qabto. 3. ld qabatimid. Wax loo barto, la qaayibo. 4. Wax sameyntooda loo bartay. 5. ld qabasho.

Qabatin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:

(imay, -intay; -imi) Meel nolosheeda u barasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabatin

caag | nabar | uskag-galeen | baldhoole | biyadhac | biyafariisin | biyaggaleen | biyaqabatin | caloolmajiir | caloolqabasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg