Eysin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Wiilka walaashu dhasho.
Eysin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)Gabadha walaashu dhasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eysin ↴
caweysin | caweysin | caweysindambe | caweysinhoraad | leysin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

