Fįid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.

Fiid

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa. 2. Ubax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fįid

baar | birre | caweysindambe | caweysinhoraad | cirfiid | cirfiidad | cishe | dabasacle | dhabaq | faraggorgor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg