faarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Caano faar u yeelasho. 2. Caano faar ka gurasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarso

faarsasho [m.f.dh]
eeg faarso. ld faarsad, faarsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg