Faaruqi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faaruqi ↴
faaruqid | faaruqin | faaruqis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg