Faay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld faayid.
Faay
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday)Caafimaad qabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faay ↴
ufaayow | faayid | hintifaay | kifaayo | mafafaay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg