facle
(m.l)1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh facle ↴
faclayn [m.f.dh]
eeg faclee. ld facle (2).
faclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Facle samayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg