Fadal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Raad noole oo dhulka qoday ama diisay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadal ↴
dabafadal | fadallayn | fadallee | fadli | fadlin | fagal | faglayn | faglee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg