Fadhibaro
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadhibaro ↴
fadhibarasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg