Fadhiid

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadhiid

fadhiidnimo | ruus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg