Fahmajab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
Fahmajab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay; -jebi)Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fahmajab ↴
fahmajebi | fahmajebid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg