Fajac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Amankaag; ashqaraar; yaab.
Fajac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -jici)Si aad ah wax ula yaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fajac ↴
yaab | ashqaraar | fajacsan | fajacsanaan | fajacsanaansho | fajici | fajicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg