Fakad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. F. ah: qof meel uu joogey fasax la'aan ka tegey; baxsad. 2. ld fakasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fakad ↴
baxsad | fakasho | fallaago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg