Fako
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-kaday, -katay)1. Si xoog leh u ordid. 2. Wax gacmo ka farabaxsasho. 3. Meel ama wax ka baxsasho. 4. Halis ka badbaadid. ld fiko.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fako ↴
fakasho | fiko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg