falag
(m.l)ld feleg.
falag
(m.dh)ld falko.
falag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-lgay, -lagtay)ld falki.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falag ↴
kaabi [m.l]
1. Kab yar oo falag ah oo derinta afka
looga tolo. 2. (fk) Meel aad u dhaw. 3. (-iyo,
m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro
midkood; raar; xakab. raar, xakab
cilmifalag [m.l]
Brashada sayniseed ee xiddigaha, dhulalka, iyo waxyaabaha kale oo laga helo hawada.
falagsad [m.l]
ld falkasho.
falagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld falkan².
falagsanaan [m.dh]
ld falkanaan.
falagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falkanaan.
falagsasho [m.dh]
ld falkasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg