Falgal taxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)(kiim.) Falgal iswada oo maxsuulka tallaabada hore uu curiyo tallaabada xigta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falgal taxan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg