fallaagee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-geeyay, -geysay)

1. (f.g) Cid fallaago ka dhigid. 2. (f.mg) Cid fallaago noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fallaagee

fallaagayn [m.f.dh]
eeg fallaagee.

fallaageyn [m.f.dh]
eeg fallaagee. ld fallaageys.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg