Falsafo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fado, m.l)1. Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa. 2. Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falsafo ↴
falsafad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg