Fanax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Meesha laba farood oo kasta iska galaan.
Fanax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nxo, m.l)Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fanax ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg