fandhaallaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fandhaallaysan ↴
fandhaallaysnaan [m.f.dh]
eeg fandhaallaysan. ld fandhaallaysnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg