Fannid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld fannidid.
Fannid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax, wax kale ka dhex raadin. 2. Wax heerheer u kala saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fannid ↴
fannidaad | fannidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg