Fanqooq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Wax meel uu ku dhegganaa ka soo fuqay laakiin weli meel yar ka haysta. 2. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn; kadalloob. 3. Wax meeshi ay saarnaayeen in yar kor uga kacay. 4. ld fanqooqid.


Fanqooq

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid. 2. Kadalloob u fariisasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fanqooq

fanqooqid | fanqooqsad | fanqooqsasho | fanqooqsi | fanqooqso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg