Faquuq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.


Faquuq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax ama qof takoorid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faquuq

faquuqan | faquuqid | faquuqnaan | faquuqnaansho | midabfaquuq | midabfaquuq | midabfaquuqid | midabtakoor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg