faraggubyo
(m.dh)1. Faraha gacanta ama lugta oo gubta. 2. Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraggubyo ↴
faraggubyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Faraha ka gubasho.
faraggubyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg faraggubyoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg