Farakacayaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo.

Farakacayaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farakacayaar

bardooddan | bardooddan | farakacayaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg