Faraq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo. 2. Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.

Faraq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Inta ay laba xaddi is-dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraq

caabbin | taarash | yawyab | awood-danabeed | caarid | cimilo-qaaradeed | dayaan | dhanballan-bu'eed | dhereb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg