Taarash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
Taarash
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Maro tarash u yeelid. ld tarash².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taarash ↴
taarad | taarashid | taarasho | faraq | tarash | tarash | tarashid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg