Faraqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qaadidda raadka faraha siiba kuwa gacanta iyada oo lagu sameeynayo xaanshi iwm dushooda si dembi iwm ee uu qofku galay loo raadsho. 2. ld faraqaadid.

Faraqaad

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Dagaal lays farasaaro. 2. Tuugo aan weynayn. 3. Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo. 4. ld faraqaadid.

Faraqaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

U f.: cid dagaal ku billabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraqaad

faraqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg