Farasaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin. 2. Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo. 3. ld farasaarid.


Farasaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farasaar

faraqaad | farasaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg