faraxal
(m.l)

Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.

faraxal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxal

faradhaq [m.l]
ld faraxal¹.

faradhaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
ld faraxal².

faradhaqad [m.l]
ld faraxalasho.

faradhaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
ld faraxalan.

faradhaqasho [m.dh]
ld faraxalasho.

faradhaqid [m.dh]
ld faraxalid.

faradhaqnaan [m.dh]
ld faraxalnaan.

faradhaqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxalnaan.

faradhaqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
ld faraxalo.

farammayr [m.l]
ld faraxal¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg