faraxalo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ashay, -alatay)1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxalo ↴
faradhaqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
ld faraxalo.
farammayro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld faraxalo.
faraxalasho [m.f.dh]
eeg faraxalo. ld faradhaqad, faradhaqasho, farammayrasho, faraxalad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg