Fardooley

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Rag fardo leh ama fuli yaqaan. 2. Ciidan hubaysan oo fardaha ku dagaala.

Fardooley

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

(taar.) Qarniyadii dhexe waxaa loo yiqiin askari, badanaa ka dhasha dabaqadda sare, una shaqeeya boqorka ama taliya waqtiyada dagaalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fardooley

guluf | guluf | qalqale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg