Farkannaxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farkannaxsan ↴
farakannaxsan | farakannaxsanaan | farakannaxsanaansho | fargannaxsan | farkannaxsanaan | farkannaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg