farmi
(m.l)

Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.

farmi
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farmi

farmid [m.dh]
ld fartoomid.

farmiyid [m.f.dh]
eeg farmi².

fartoomid [m.f.dh]
eeg fartoon. ld farmid.

hafarmid [m.f.dh]
eeg hafaran.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg