Farsamayaqaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farsamayaqaan

dhiiltole | dubbe | farsamayaqaannimo | kuuli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg