farsamaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la farsameeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farsamaysan

farsamaysnaan [m.f.dh]
eeg farsamaysan. ld farsamaysnaansho.

lammo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad oo ka midab duwan oo inta si farsamaysan laysugu dhafo, laysku tolo oo mid laga dhigo. 2. ld labo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg