Farshaxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fanka qoridda, aslidda, soohidda, falkinta iwm. 2. Qof fanka qoridda, aslidda iwm aad u yaqaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farshaxan ↴
dhaqan | far | farabbarad | farbaro | farshaxannimo | farxumi | farxun | hab-farsamadeed | kaartoogaraafiyada |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg