Farsug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Farqoraal sixitaankeeda sugid.
Farsug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Arday in looxa macallinku cashar ugu qoro sugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farsug ↴
farsugid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg