farxaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

F. ah: qof farxadi hayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxaan

faraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.

farxaanad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Haweeney farxadi hayso.

farxaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld faraxsan.

farxaansanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.

farxaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg