faraxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxsan ↴
okobban [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Qof wax la faray oggol oo qabashadiisa ku faraxsan ahaansho. ld okobboon.
raalli [m.l]
1. R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn. 2. R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.
faaraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld faraxsan.
faaraxsanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.
faaraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.
faraxsanaan [m.f.dh]
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax- sanaansho.
faraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.
farxaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld faraxsan.
farxaansanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg